Booliiska Galmudug oo qabtay Nin lagu tuhmayo in ku lug lahaa Dilkii Xamdi Maxamed

Ciidamada booliiska Galmudug ayaa xalay saqdii dhaxe magaalada Cadaado ku qabtay nin dhalinyaro ah oo lagu tuhmayo in uu ku lug lahaa dilkii iyo kufsigii argagaxa lahaa ee magaalada Muqdisho loogu geestay Xamdi Maxamed Ibraahim. Ninkan la qabtay oo ka baxsaday magaalada Muqdisho ayaa la tuhmayaa in uu ahaa ninkii shirqoolay Xamdi geeyayna Hotelkii kufsiga … Continue reading Booliiska Galmudug oo qabtay Nin lagu tuhmayo in ku lug lahaa Dilkii Xamdi Maxamed